HomeWararKulan Albaabadu u xiran yihiin oo ka socda magaalada Baladweyne

Kulan Albaabadu u xiran yihiin oo ka socda magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Kulan u dhaxeeyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Hirshabelle yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo Gudoomiyaha magacaaban ee Gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin Sufuroow oo ay wehlinayaan Odayaasha Dhaqanka ayaa ka socdo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Kulankan oo ah mid Albaabadu u xiran yihiin ayaana Diirada lagu saarayaa sidii loo qaboojin lahaan Xalaada siyaasadeed ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan u dhaxeeyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Hirshabelle yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo Gudoomiyaha magacaaban ee Gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin Sufuroow oo ay wehlinayaan Odayaasha Dhaqanka ayaa ka socdo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Kulankan oo ah mid Albaabadu u xiran yihiin ayaana Diirada lagu saarayaa sidii loo qaboojin lahaan Xalaada siyaasadeed ee ka dhalatay Xil ka qaadistii lagu Sameyey Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali jeeyte.

- Advertisement -

Madaxweynaha Mamaulka Hirshabeelle ayaa Xilkii ka qaaday Guddoomiye Cali Jeyte, kaasi oo isna ka hor yimid Xilka qaadistaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts