HomeWararKulan gaar ah oo la yeeshay Ajandeynta kulamada soo socda ee Golaha...

Kulan gaar ah oo la yeeshay Ajandeynta kulamada soo socda ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee Guddiga Joogtada ah Golaha Shacabka, kaasoo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulanka Guddiga Joogtada ah ayaa looga hadlay ajandeynta kulamada soo aaddan ee uu yeelan doono inta lagu guda jiro kalfadhigan seddaxaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee Guddiga Joogtada ah Golaha Shacabka, kaasoo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Kulanka Guddiga Joogtada ah ayaa looga hadlay ajandeynta kulamada soo aaddan ee uu yeelan doono inta lagu guda jiro kalfadhigan seddaxaad ee Golaha, xilli labadii kulan ee ugu danbeeyay ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada uu u baaqday kooram la’aan.

- Advertisement -

Xubnaha  guddiga ayaa aad uga hadlay sidii Goluhu kalfadhigan uga shaqeyn lahaayeen wax ka bedelka iyo dhamaystirka Dastuurka KMG ah iyo heshiisyada caalamiga ah ee ay gasho Xukuumadda.

Sidoo kale Guddiga iyo Guddoomiyaha Golaha ayaa laisla soo qaaday la xisaabtanka Xukuumadda Federaalka ee uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo kor joogteynta hay’adaha kala duwan ee Dowladda.

Dhinaca kale Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa Guddiga Joogtada ah ee Golaha siiyay warbixin ku saabsan safarkii uu ku tagay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, isagoo mid mid u dul istaagay kulamadii uu la qaatay madaxda Baarlamaanka dalka Sucuudiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts