HomeCaalamkaDuulimaadkii Diyaaradaha Caasimadda Nigeria ee Abuuja oo hakad ku jira

Duulimaadkii Diyaaradaha Caasimadda Nigeria ee Abuuja oo hakad ku jira

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Duulimaadyo dhowr ah ayaa la baajiyay garoonka caalamiga ah ee Nnamdi Azikiwe ee dalka Nigeria ee ku yaala caasimadda Abuja ka dib markii uu shil diyaaradeed halkasi ka dhacay , taasoo curyaamisay dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan. Duulimaadka Max Air 737-400 ayaa waxaa ka qarxay taayir waxayna ka soo duushay magaalada Yola, ee waqooyi bari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duulimaadyo dhowr ah ayaa la baajiyay garoonka caalamiga ah ee Nnamdi Azikiwe ee dalka Nigeria ee ku yaala caasimadda Abuja ka dib markii uu shil diyaaradeed halkasi ka dhacay , taasoo curyaamisay dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan.

Duulimaadka Max Air 737-400 ayaa waxaa ka qarxay taayir waxayna ka soo duushay magaalada Yola, ee waqooyi bari gobolka Adamawa ee dalka Nigeria.

- Advertisement -

Maamulka shirkadda Max Air ayaa sheegay in dhammaan rakaabkii diyaaradda oo ahaa 143 qof, ilmo yar iyo lix shaqaale ah oo diyaaradda la socday si nabad ah looga saaray, iyadoo aysan jirin wax khasaare ah oo ka dhashay.

Sida ay sheegtay warbaahinta gudaha dhacdadan ayaa keentay duulimaadyo badan oo la baajiyay iyo dib u dhac ku yimid guud ahaan dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts