HomeCaalamkaMadaxweyne Erdogan oo si caro leh uga hadlay Warbixin uu daabacay Wargeys

Madaxweyne Erdogan oo si caro leh uga hadlay Warbixin uu daabacay Wargeys

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip ErdoÄŸan, iyo taageerayaashiisa ayaa si caro leh uga falceliyay warbixin uu daabacay wargeyska The Economist ee ka soo baxa London. Wargeyska ayaa boggiisa hore ku daabacay ereyada “Doorashada ugu muhiimsan 2023”, “Badbaadiya Dimuqraadiyada” iyo “Waa in ErdoÄŸan meesha laga saaro”. Maqaalka wargeyska uu uga hadlay doorashada Turkiga ka dhici doonta 14-ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip ErdoÄŸan, iyo taageerayaashiisa ayaa si caro leh uga falceliyay warbixin uu daabacay wargeyska The Economist ee ka soo baxa London.

Wargeyska ayaa boggiisa hore ku daabacay ereyada “Doorashada ugu muhiimsan 2023”, “Badbaadiya Dimuqraadiyada” iyo “Waa in Erdoğan meesha laga saaro”.

- Advertisement -

Maqaalka wargeyska uu uga hadlay doorashada Turkiga ka dhici doonta 14-ka May ayuu ku sheegay in “guuldarro soo wajahda Erdoğan ay dimuqraadiyiinta caalamka tusi doonto in laga adkaan karo hogaamiyayaasha awoodda badan”.

The Economist oo kamid ah wargeysyada ugu waaweyn dalalka Galbeedka ayaa horay u qoray warbixinno ka dhan ah hogaamiyaha Turkiga iyo siyaasadihiisa.

Madaxweyne Erdoğan oo ka falceliyay warbixintaas ayaa sheegay in uusan “oggolaan doonin in siyaasadaha gudaha ee Turkiga la farageliyo”.

- Advertisement -

Hogaamiyahan Tiurkiga xukumayay labaatankii sano ee la soo dhaafay ayaa doonaya in xilka mar kale loo doorto shan sano oo cusub.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts