HomeWararCarruur isku qoys ah oo ku geeriyooday Guri ku yaal Muqdisho oo...

Carruur isku qoys ah oo ku geeriyooday Guri ku yaal Muqdisho oo kusoo dumay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay guri  qadiimi ah oo ku yaallay degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho oo kusoo dumay dadkii deganaa, kaasi oo wax yar kahor aadka hore ee salaadii subax mar qura soo dumay. Guriga dumay oo xeebta saaran ayaa ahaa dhismo qadiimi ah, isla markaana waxaa uu kusoo kor […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay guri  qadiimi ah oo ku yaallay degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho oo kusoo dumay dadkii deganaa, kaasi oo wax yar kahor aadka hore ee salaadii subax mar qura soo dumay.

Guriga dumay oo xeebta saaran ayaa ahaa dhismo qadiimi ah, isla markaana waxaa uu kusoo kor dumay dad deganaa guriga, waxaana goobta ku geeriyooday Illaa iyo afar carruur ah oo hal qoys ka koobnaa, oo xilliga uu guriga soo dumayay hurdaayay.

- Advertisement -

Dadka deegaanka xaafadda ayaa markii ay maqleen dhawaqa dhismaha dumay durbadii bilaabay inay dadkii deganaa guriga oo qoysas danyar ah soo badbaadiyaan, iyagoona dhismaha hoostiisa kasoo saaray dad qaba dhaawacyo.

Dumista gurigani waxa sababay isaga oo ahaa mid waqti hore la dhisay, isla markaana aan helin dacaytir joogta ah iyo saamayn xoogan oo ay ku yeesheen roobabkii ugu dambeeyay ee ka da’ayay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts