HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo uga digay Saciid Deni inuu qabto Doorasho aan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo uga digay Saciid Deni inuu qabto Doorasho aan la isku raacsaneyn

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u dhaliilay hannaanka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ku doonayo inuu ku wajaho doorashada Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh oo salaaddiiJimcaha ee Maanta ka hadlayay Madaajidka Madaxtooyada ayaa uga digay Madaxweyne Saciid Deni iyo maamulkiisa inay isku dayaan doorasho aan la isku raacsaneyn. Wuxuu Madaxweynaha dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u dhaliilay hannaanka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ku doonayo inuu ku wajaho doorashada Puntland.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo salaaddiiJimcaha ee Maanta ka hadlayay Madaajidka Madaxtooyada ayaa uga digay Madaxweyne Saciid Deni iyo maamulkiisa inay isku dayaan doorasho aan la isku raacsaneyn.

- Advertisement -

Wuxuu Madaxweynaha dowladda Federqalka Soomaaliya ugu baaqay hoggaanka Puntland inay ka feejignaadaan tallaabo kasta oo khal-khal gelin karta nidaamkii ay horay Puntland ugu soo caana maashay.

Xildhibaano iyo Wasiiro ku sugnaa Masaajidka Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu si weyn u dhaliilay Madaxweyne Deni qorshihiisa doorashada Puntlabd, kaddib muddo uu ka baaqsanayay inuu bannaanka u soo baxo khilaafka isaga iyo Madaxweyne Deni.

Saddex habeen ka hor ayay aheyd markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in uusan jirin khilaaf siyaasadeed oo dowladda Federaalka iyo Puntland u dhaxeeya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts