HomeWararJubbaland oo Maanta gacanta ku dhigtay Maandooriye badan iyo dadkii watay

Jubbaland oo Maanta gacanta ku dhigtay Maandooriye badan iyo dadkii watay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay  waxyaabaha maanka dooriya oo ay ka soo qabteen xaafada shaqaalaha ee magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Ciidanka oo hayey xogta iyo dhaq dhaqaaqa dadkii waday maandooriyaha khamriga iyo xashiishada  ayaa ku guulaystay in gacanta ay ku dhigaa, sida ay sheeegeen saraakiisha Booliska Maamulka Jubbaland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay  waxyaabaha maanka dooriya oo ay ka soo qabteen xaafada shaqaalaha ee magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Ciidanka oo hayey xogta iyo dhaq dhaqaaqa dadkii waday maandooriyaha khamriga iyo xashiishada  ayaa ku guulaystay in gacanta ay ku dhigaa, sida ay sheeegeen saraakiisha Booliska Maamulka Jubbaland

- Advertisement -

Taliye-kuxigeenka Ciidanka Booliska Jubbaland  Gaanshanle sare Xusseen Cali Xaashi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey maandooriyaha ay maanta soo bandhigeen ciidanka Booliska Jubbaland qaybta gobolka Jubbada hoose.

Wuxuu tilmaamay Gaanshanle Xuseen Xaashi in markana maamulka Jubbaland uusan aqali doonin in waxyaabaha maanka dooriya lagu iibiyo gudaha Kismaayo, isla markaana cid kasta oo falkaas loo soo qabta tallaabo laga qaadi doono.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts