HomeWararMW Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Nabadoonadii lagu dilay Weerarkii Masagawaa

MW Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Nabadoonadii lagu dilay Weerarkii Masagawaa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada Nabadoon Cusman Macalin Axmed, Nabadoon Ibraahim Maxamed Cusman iyo Nabadoon Cabdullahi Geeljiree oo lagu dilay weerarkii shalay Al-Shabaab ku qaaday deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud. Madaxweynaha ayaa xusay in falka Alshabaab ay ku dileen Nabaddoonnada birmo-geydada ah ay ka tarjumeyso dhibaatada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada Nabadoon Cusman Macalin Axmed, Nabadoon Ibraahim Maxamed Cusman iyo Nabadoon Cabdullahi Geeljiree oo lagu dilay weerarkii shalay Al-Shabaab ku qaaday deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa xusay in falka Alshabaab ay ku dileen Nabaddoonnada birmo-geydada ah ay ka tarjumeyso dhibaatada lagu haayo dadka Soomaaliyeed,

- Advertisement -

“Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Weerarkan ka dhacay magaalada Masagawaa waxa uu muujinayaa yoolka cadawga dadka Soomaaliyeed oo salka ku haya in ay meel kasta ku dhibaateeyaan haldoorka iyo guud ahaan dadka.”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dib u xoreynta dalka loo hurayo dhiig iyo naf badan oo qaali ah, balse maanta ay dhowdahay guushu, maadaama Alshabaab laga saaray deegaanno badan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa u rajeeyey muwaadiniinta ay dhaawacyadu ka soo gaareen weerarkii Al-Shabaaab in uu Alle u boogo dhayo, waxa uuna Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku jiheeyay in si degdeg ah ay gurmad caafimaad ugu fidiso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts