HomeWararKulan Deg-deg oo laga yeeshay soo badbaadinta Soomaalida ku Go’doonsan Suudaan

Kulan Deg-deg oo laga yeeshay soo badbaadinta Soomaalida ku Go’doonsan Suudaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA  ayaa waxaa maanta ka qabsoomay kulan deg-deg ah oo ay yesheen Guddiga gurmadka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee colaadaha Sudaan ka socda ku go,doonsan . Kulankaan oo uu Guddoominayey Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, waxaana qeyb ka ahaa madax ka socta Hay’addaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA  ayaa waxaa maanta ka qabsoomay kulan deg-deg ah oo ay yesheen Guddiga gurmadka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee colaadaha Sudaan ka socda ku go,doonsan .

Kulankaan oo uu Guddoominayey Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, waxaana qeyb ka ahaa madax ka socta Hay’addaha kala duwan ee dowladda Federaalka.

- Advertisement -

Kulanka ayaa lagu faaqiday sida ugu fudud ee dadka Somaaliyeed ee ku go’doonsan dalkaas loo soo badbaadin karo oo dalka loogu soo celin karo, kuwa badan oo u qaxay xaduudaha Sudaan ay la wadaagto Masar, Itoobiya,iyo South Sudan  in loo sameeyo gurmad kasta oo la heli karo iyo in xaduudaha dalalka ay jogaan loogu furo.

Mas’uuliyiinta ayaa booqday kulanka kadib xarun loo diyaariyey in dadka go,doonsan ay kala soo xariiraan Hay’adda si loo badbaadiyo oo gurmad loogu fidiyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts