HomeWararSoomaaliya iyo inta badan Dunida muslimka oo Maanta laga Ciidayo

Soomaaliya iyo inta badan Dunida muslimka oo Maanta laga Ciidayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Inta badan dalalka Islaamka ayaa maanta waxaa u billowday dabbaal-degga maalinta 1-aad ee Ciidul-Fitriga, kaddib markii oo khamiis ah ay aheyd 29-kii bisha Ramadaan. Dalalka Carabta oo ay ugu horreeyaan Sacuudiga, Masar, Imaaraadka Carabta iyo Qatar iyo dalal kale oo farabadan oo ay kamid yihiin Turkey, Pakistan, Indonesia, iyo Iran, ayaa laga ciidayaa. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inta badan dalalka Islaamka ayaa maanta waxaa u billowday dabbaal-degga maalinta 1-aad ee Ciidul-Fitriga, kaddib markii oo khamiis ah ay aheyd 29-kii bisha Ramadaan.

Dalalka Carabta oo ay ugu horreeyaan Sacuudiga, Masar, Imaaraadka Carabta iyo Qatar iyo dalal kale oo farabadan oo ay kamid yihiin Turkey, Pakistan, Indonesia, iyo Iran, ayaa laga ciidayaa.

- Advertisement -

Sidoo kale meelaha maanta sida weyn looga ciidayo ayaa waxaa kamid ah Soomaaliya, isla markaana waxaa saakay masaajida magaalada Muqdisho lagu oogay salaada Ciidul Fitriga.

Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Fitriga, isagoona shacabka ugu baaqay inay isku gargaaran.

Waxaa jira dalal Maanta laga sooman yahay oo laga dhammeeystirayo 30-ka bisha Ramadaan, waxaana dalalkaasi ay sheegeen in xalay aysan arag bisha Shawaal, ayna Ciida u noqoneyso maalinta berrito oo sabti ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts