HomeCaalamkaXaaska wariye lagu dilay Kenya oo dalbatay in kiiskiisa ay la wareegto...

Xaaska wariye lagu dilay Kenya oo dalbatay in kiiskiisa ay la wareegto Qaramada Midoobay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xaaska wariye caan ah oo u dhalatay dalka Pakistan, ayaa ka codsatay Qaramada Midoobay in la sameeyo baaritaan madax banaan, oo ku saabsan toogashada ninkeeda looggu geystay dalka Kenya. Javeria Siddique ayaa sheegtay in booliiska Kenya iyo Pakistan ay ka xumaadeen baaritaanada lagu hayo toogashada Arshad Sharif. Wariyaha ayaa bishii October ee sanadkii lasoo dhaafay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaaska wariye caan ah oo u dhalatay dalka Pakistan, ayaa ka codsatay Qaramada Midoobay in la sameeyo baaritaan madax banaan, oo ku saabsan toogashada ninkeeda looggu geystay dalka Kenya.

Javeria Siddique ayaa sheegtay in booliiska Kenya iyo Pakistan ay ka xumaadeen baaritaanada lagu hayo toogashada Arshad Sharif.

- Advertisement -

Wariyaha ayaa bishii October ee sanadkii lasoo dhaafay waxaa toogasho ku dilay ciidamo ka tirsan booliiska oo isbaaro u taalay duleedka magaalada caasimadda ah ee magaalada Nairobi.

Javeria Siddique, ayaa codsatay in loo magacaabo ergeyga gaarka ah ee madax ka ah baaritaanka madax banaan ee lagu dilay ninkeeda Arshad Sharif sanadkii hore.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts