HomeCaalamkaIsraa'iil oo weerar ku qaadday dalka Lubnaan

Israa’iil oo weerar ku qaadday dalka Lubnaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Milatariga Israa’iil ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo ay leeyihiin kooxda Falastiniyiinta ee Xamaas ee koonfurta Lubnaan iyo Marinka Qaza. Milateriga ayaa sheegay in weerarradan ay jawaab u ahaayeen 34 gantaal oo laga soo riday Lubnaan Khamiistii laguna garaacay waqooyiga Israa’iil. Gantaalladan ayay Israa’iil ku eedeysay kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas. Maleeshiyada Qaza ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milatariga Israa’iil ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo ay leeyihiin kooxda Falastiniyiinta ee Xamaas ee koonfurta Lubnaan iyo Marinka Qaza.

Milateriga ayaa sheegay in weerarradan ay jawaab u ahaayeen 34 gantaal oo laga soo riday Lubnaan Khamiistii laguna garaacay waqooyiga Israa’iil.

- Advertisement -

Gantaalladan ayay Israa’iil ku eedeysay kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas. Maleeshiyada Qaza ayaa dhankooda tobnaan gantaallo ku garaacday Israa’iil .

Xiisaddan ayaa ka dhalatay ka dib markii booliska Israa’iil ay weerareen masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts