HomeWararMas’uuliyiinta Wasaaradda Amniga DFS & Hay’adda Socdaalka oo su’aalo laga weydiiyay sharci

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Amniga DFS & Hay’adda Socdaalka oo su’aalo laga weydiiyay sharci

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta  ugu yeeray xafiiskooda Aqalka Sare, mas’uuliyiinta  Wasaaradda Amniga Gudaha XFS iyo Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed. Guddiga ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda Amniga iyo hay’adda Socdaalka su’aalo dheeraad ah iyo turxaan bixin ay uga baahdeen ka weydiiyay Hindise-sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta  ugu yeeray xafiiskooda Aqalka Sare, mas’uuliyiinta  Wasaaradda Amniga Gudaha XFS iyo Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed.

Guddiga ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda Amniga iyo hay’adda Socdaalka su’aalo dheeraad ah iyo turxaan bixin ay uga baahdeen ka weydiiyay Hindise-sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed oo ay gacanta ku hayaan.

- Advertisement -

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Maxamed Cali Xagaa oo hoggaaminayay xubnaha Wasaaradda iyo mas’uuliyiinta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa ka jawaabay su’aalihii guddiga amniga ay uga baahdeen sharciga.

Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee BFS Senator Aadan Cabdinaasir Maxamed ayaa kulanka soo xiray, waxaana lagu ballamay wada shaqeyn dheeraad ah oo dhex marta labada dhinac.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts