HomeWararDFS oo u yeertay Safiirkeeda dalka Qatar & MW Xasan Sheekh oo...

DFS oo u yeertay Safiirkeeda dalka Qatar & MW Xasan Sheekh oo Maanta kusii jeeda Dooxa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka dowladda Soomaaliya ee Qatar u jooga Amb. C/risaaq Faarax Cali Taano. Warqad Wasaaradda Arrimaha Dibadda u dirtay dowladda Qatar ayaa waxaa dowladdaas lagu wargeliyay in Safiirka Soomaaliya ee Dooxa wadatashi loogu yeeray inuu u yimaado magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Sidoo kale Wasaaradda ayaa si KMG […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka dowladda Soomaaliya ee Qatar u jooga Amb. C/risaaq Faarax Cali Taano.

Warqad Wasaaradda Arrimaha Dibadda u dirtay dowladda Qatar ayaa waxaa dowladdaas lagu wargeliyay in Safiirka Soomaaliya ee Dooxa wadatashi loogu yeeray inuu u yimaado magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasaaradda ayaa si KMG ah Sii-hayaya Safaaradda Soomaaliya ee Qatar ugu magacawday Ruun Saciid Qoorsheel, sida lagu shaaciyay Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Isbedelkaan cusub ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo Maanta Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu safar ku tagayo magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, sida laga soo xigtay Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo.

Amb. C/risaaq Taano ayaa ka mid ahaa Safiirada ugu awoodda badnaa ee dowladii hore ee uu hoggaaminayay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isla markaana isku xire u ahaa xiriirka dowladdii hore iyo dowladda Qatar.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda oo ku qornaa Luuqada Ingiriiska

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts