HomeCaalamkaDhimashada dhul-gariirka Turkey iyo Syria oo dhaaftay 7,800

Dhimashada dhul-gariirka Turkey iyo Syria oo dhaaftay 7,800

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dhimashada dhul-gariirkii ku dhuftay koonfurta Turkiga iyo Suuriya ayaa kor u dhaaftay in ka badan 7,800 oo qof Talaadadii, iyada oo samata-bixiyeyaasha oo ku shaqeynayay xaaladda adag ee wakhtiga qaboobaha ay dad badan kasoo saareen burburka dhismeyaasha. Markii baaxadda masiibadu ay sii caddaatay, dhimashadu waxay u muuqatay inay si aad ah kor ugu kacday, waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhimashada dhul-gariirkii ku dhuftay koonfurta Turkiga iyo Suuriya ayaa kor u dhaaftay in ka badan 7,800 oo qof Talaadadii, iyada oo samata-bixiyeyaasha oo ku shaqeynayay xaaladda adag ee wakhtiga qaboobaha ay dad badan kasoo saareen burburka dhismeyaasha.

Markii baaxadda masiibadu ay sii caddaatay, dhimashadu waxay u muuqatay inay si aad ah kor ugu kacday, waxaana sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay uu sheegay in laga yaabo in kumannaan carruur ah ay dhinteen.

- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah 10 gobol.

Balse dadka ku nool dhowr magaalo oo Turkiga ah oo ay waxyeelo soo gaartay ayaa muujiyay caro iyo rajo xumo ay sheegeen inay tahay jawaab celin aan ku filneyn oo ay mas’uuliyiintu ka bixiyeen dhul-gariirkii ugu dhimashada badnaa ee ku dhuftay Turkiga tan iyo 1999-kii.

Dhul-gariirkii Isniintii oo cabbirkiisu ahaa 7.8, ayaa saacado kadib waxaa xigay mid labaad oo ahaa mid aad u xooggan, waxaana uu dumiyay kumannaan dhismayaal ah oo ay ku jiraan isbitaallo, iskuullo iyo guryo dabaqyo ah, waxaana ku dhaawacmay tobannaan kun, waxaana ku guryo beelay dad aan tiro lahayn oo ku nool Turkiga iyo waqooyiga Suuriya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts