HomeWararMadaxweyne Lafta-gareen iyo Muraacadkiisa oo heshiis ka gaaray khilaafka Doorashada

Madaxweyne Lafta-gareen iyo Muraacadkiisa oo heshiis ka gaaray khilaafka Doorashada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shirkii dib u heshiisiinta deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed oo maalmihi lasoo dhaafay socday, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob. Madaxda iyo siyaasiyiinta Koonfur Galbeed ayaa ku heshiiyay in la aqbalo muddada halka sano ah ee lagu kordhiyey muddo xileedka Mdaxweynaha Maamulkaas,  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shirkii dib u heshiisiinta deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed oo maalmihi lasoo dhaafay socday, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob.

Madaxda iyo siyaasiyiinta Koonfur Galbeed ayaa ku heshiiyay in la aqbalo muddada halka sano ah ee lagu kordhiyey muddo xileedka Mdaxweynaha Maamulkaas,  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.

- Advertisement -

Doorashada Guddoonka golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo doorashada Madaxweynaha Maamulka ayaa la go’aamiyey in la qabto inta lagu guda jiro bisha Janaayo 2024. Hoos ka aqriso heshiiska oo dhameystiran.

Sidoo kale War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka ayaa waxaa lagu sheegay in Odayaasha dhaqanka beelaha deegaanada Maamulka xubnaha Golaha Wakiilada cusub soo xulaan inta u dhexeeysa bisha November 2023 ilaa bisha December 2023.

Shirkii dib u heshiisiinta deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweyne Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Madaxda Maamulka, Xildhibaano, Musharaxiinta Mucaaradka Lafta-gareen iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-murtiyeedka Shirka laga soo saaray

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts