HomeWararTaliyihii CID -da Booliska Beledweyne oo ku geeriyooday Qarax Ismiidaamin ah oo...

Taliyihii CID -da Booliska Beledweyne oo ku geeriyooday Qarax Ismiidaamin ah oo lagu qaaday Halgan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay kadib markii dagaalamayaasha Al-Shabaab ay saaka aroornimadii hore ee weerareen goobo ay Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawisleyda ay ku leeyihiin degmada Halgan ee Gobolkaasi. Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Halgan ayaa sheegaya Qarax xooggan uu ka dhacayd egmaadasi, waxaana Qaraxasi uu ahaa mid loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay kadib markii dagaalamayaasha Al-Shabaab ay saaka aroornimadii hore ee weerareen goobo ay Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawisleyda ay ku leeyihiin degmada Halgan ee Gobolkaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Halgan ayaa sheegaya Qarax xooggan uu ka dhacayd egmaadasi, waxaana Qaraxasi uu ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu weeraray fariisimo ay Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawisleyda ay ku lahaayeen degmdaasi.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa dhacay iyada oo lagu jiro Saaladda Subax, waxaana si gaar ah uu kaga dhacay aga-gaarka xaruun ay deganaayeen ciidamada Dib-u-xoreynta isla markaana dhacda Faras magaalada Halgan.

Inta la xaqiijiyay Taliyiihii CID -da Saldhigga Booliska Beledweyne Jamaal Axmed Jaamac ayaa ku geeriyooday qaraxaasi waxaana dhaawac uu soo gaaray hal qof oo kamid ah ciidamada Macawisleyda ee dagaalka kula jira AL-Shabaab.

Wararku waxaa ay sheegayaan in uusan jirin wax khasaare kala ah oo ka dhashay qaraxaasi ama wax yeelo kale soo gaartay dadka shacabka ah ee Halgan deggan.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts