HomeWararToogasho ka dhacday Magaalo ka tirsan Mareykanka oo lagu dilay Muwaadin Soomaali...

Toogasho ka dhacday Magaalo ka tirsan Mareykanka oo lagu dilay Muwaadin Soomaali ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Nin Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka. Ninkan dillka toogashada ah lagu dilay ayaa ka dhacay meesha ay iska jaraan labadda wado ee Chicago iyo 6th Street ee u dhow garoonka U.S. Bank Stadium iyo Isbitaalka Hennepin. Booliiska magaalada Minneapolis ayaa sheegay in ninkan la toogtay xalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.

Ninkan dillka toogashada ah lagu dilay ayaa ka dhacay meesha ay iska jaraan labadda wado ee Chicago iyo 6th Street ee u dhow garoonka U.S. Bank Stadium iyo Isbitaalka Hennepin.

- Advertisement -

Booliiska magaalada Minneapolis ayaa sheegay in ninkan la toogtay xalay saacada Mareykanka markii ay ahayd 9:00 habeenimo.

Sidoo kale booliiska ayaa sheegay in dhowr xabadood lagu dhuftay ninkan oo da’diisa lagu qiyaasay 30-meeyo, waxaana dherarkiisa lagu qiyaasay 5’10”.

Ninkan ayaa markiiba ku geeriyooday goobta lagu toogtay, waxaana la sheegay in ay goobta ka carareen dadkii toogtay.

- Advertisement -

Booliska ayaa sheegay in ay raadinayaa dadkii toogashada geystay, waxayna u malaynayaa dhismayaal u dhow meesha toogashaddu ka dhacday in ay ku carareen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts