HomeWararMaxaa looga hadlay ku dhexmaray Madaxweyne Qoorqoor iyo Wakiilka  Midowga Afrika?

Maxaa looga hadlay ku dhexmaray Madaxweyne Qoorqoor iyo Wakiilka  Midowga Afrika?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ku sugan magaalada Muqdishu ayaa kulan la qaatay Ergeyga cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya mudane Mohamed Souef. Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay arrimaha dhowr ah oo ay ugu weyntahay xaaladaha amni iyo sidii ATMIS qeyb uga noqon laheyd howlgalada Galmudug ay hogaamineyso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ku sugan magaalada Muqdishu ayaa kulan la qaatay Ergeyga cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya mudane Mohamed Souef.

Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay arrimaha dhowr ah oo ay ugu weyntahay xaaladaha amni iyo sidii ATMIS qeyb uga noqon laheyd howlgalada Galmudug ay hogaamineyso ee lagula dagaalamayo Al-shabaab.

- Advertisement -

Madaxweyne Qoorqoor ayaa u sheegay wakiilka Midowga Afrika dedaalka Maamulkiisu ugu jiro la dagaalanka Al-shabaab iyo sidii adeegyada bulshada loo gaarsiin lahaa degaanada laga saaray Shabaabka.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa qeyb ka ahaa madaxda dowlad goiboleedyada dalka ee ka qeyb galay shirkii golaha wada tashiga Qaran ee laba maalin ka hor la soo xiray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts