HomeWararWararkii ugu danbeeyay Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo Qarax lagu dilay

Wararkii ugu danbeeyay Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo Qarax lagu dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ugu yaraan shan askari ayaa lagu dilay, seddex kalana waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii gaari ay la socdeen ay miino kula qaraxday duleedka degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana laga helayaa faah faahino dheeraad ah. Gaariga miinadu la qaraxday ayaa ka mid ahaa kolonyo gaadiid ah oo gelbineysay raashin ay hay’adda Maareynta Masiibooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan shan askari ayaa lagu dilay, seddex kalana waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii gaari ay la socdeen ay miino kula qaraxday duleedka degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana laga helayaa faah faahino dheeraad ah.

Gaariga miinadu la qaraxday ayaa ka mid ahaa kolonyo gaadiid ah oo gelbineysay raashin ay hay’adda Maareynta Masiibooyinka dowladda Federaalka ugu qoondeysay degmada Mahaddaay ee Shabeellaha Dhexe.

- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamuud Cilmi Raage ee Maamulka Hirshabeelle oo la hadlay Idaacadda VOA-da ayaa u sheegay in qaraxa oo ahaa miino dhulka la geliyay inay ku dhinteen Ugu yaraan shan askari oo ka tirsanaa Ciidanka dowladda.

Guddoomiye ku-xigeenka ayaa waxaa uu intaas kusii daray hadalkiisa in Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay sameeyeen howlgalo baaritaano ah, oo amniga lagu xaqiijinayay, mana jirto faah faahin intaas ka badan oo uu Guddoomiye ku-xigeenka bixiyey.

Qaraxan ayaa kusoo beegmay xilli ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ay ku dhow yahiin in ay dagaalamayaasha Al-shabaab ka saaraan deegaannada ay kaga sugan yihiin Gobolka Shabeellaha Dhexe ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts