HomeWararSawirro: Senator Ilhaan Cumar oo Maanta gaartay Magaalada Garoowe

Sawirro: Senator Ilhaan Cumar oo Maanta gaartay Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland gaartay Senator Ilhaan Cumar oo ka tisarn Golaha Congress-ka dalka Mareykanka, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay. Ilhan Cumar ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee General Maxamed Abshir kusoo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad e Golaha Wakiillada Puntland Cabdicasiis C.llaahi Cismaan oo ay wehliyaan mas’uulyiin kala duwan oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland gaartay Senator Ilhaan Cumar oo ka tisarn Golaha Congress-ka dalka Mareykanka, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

Ilhan Cumar ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee General Maxamed Abshir kusoo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad e Golaha Wakiillada Puntland Cabdicasiis C.llaahi Cismaan oo ay wehliyaan mas’uulyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka iyo dadweyne farabadan, waxayna ka mahadcelisay soo dhaweynta.

- Advertisement -

Sida uu qorshahu yahay Senator Ilhaan Cumar ayaa  inta ay ku sugan tahay magaalada Garoowe ayaa waxaa ay kulamo la qaadan doontaa Madaxda ugu sareysa dowlad Goboleedka Puntland, iyagoo ka wada hadli doona arrimo kala duwan.

Ilhaan Cumar oo laga soo doorto Gobolka Minnesota ee waddanka Maraykanka ayaa asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, gaar ahaanna deegaanada Puntland. 2018-kii ayey noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali American ah oo loo doorto Aqalka Congress-ka.

Booqashadan ayaa noqoneyso tii ugu horreysay ee Ilhaan Cumar ay ku timaado gudaha Soomaaliya tan iyo markii xilkaas loo doortay.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts