HomeCaalamkaSweden oo Turkiga ka diiday inay u gacan galiso wariye eedeysane ah

Sweden oo Turkiga ka diiday inay u gacan galiso wariye eedeysane ah

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Maxkamadda Sare ee dalka Sweden ayaa joojisay in dalka Turkiga loo gacan galiyo weriye Turki ah oo lagu eedeeyey in uu ku lug lahaa isku daygii afgambi ee ka dhacay Turkiga sanadkii 2016kii. War ay soo saaraty maxkamadda ayaa lagu sheegay in tallaabadaas la joojiyey iyadoo sabab looga dhigay in dambiyada lagu soo eedeyey Bülent […]

- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee dalka Sweden ayaa joojisay in dalka Turkiga loo gacan galiyo weriye Turki ah oo lagu eedeeyey in uu ku lug lahaa isku daygii afgambi ee ka dhacay Turkiga sanadkii 2016kii.

War ay soo saaraty maxkamadda ayaa lagu sheegay in tallaabadaas la joojiyey iyadoo sabab looga dhigay in dambiyada lagu soo eedeyey Bülent Kenes ay ahaayeen kuwo siyaasadeed uuna ninkaas haysto aqqoonsi qaxootinimo oo dalka Sweden ah.

- Advertisement -

Turkiga ayaa ku hanjabayey in uu Sweden ka horjoogsan doono in ay ku biirto NATO isagoo ku eedeynaya waxa ay ku tilmaantay ururo argagixiso

Kenes ayaa tafaftire ka ahaa wargeys afka Ingiriis ku soo baxa oo la yiraahdo Zamana oo ay albaabada isugu dhufatay dowaldda Turkigaka dib afgambigii dhicisoobay .

Latest stories