HomeCaalamkaDiblomaasi Maraykan ah oo ku baaqay in xal nabadeed lagu soo afjaro...

Diblomaasi Maraykan ah oo ku baaqay in xal nabadeed lagu soo afjaro dagaalka Ukraine

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Diblomaasiga Maraykanka ah ee ruug caddaaga ah ee Henry Kissinger ayaa sheegtay in ay soo dhowaatay xilligii la geli lahaa wadahadalo nabadeed oo lagu soo afjaro xiisadda ka taagan dalka Ukraine, si hoos loogu dhigo halista inuu qarxo dagaal kale oo caalami ah. Hase ahaatee xukuumadda Kyiv ayaa ku gacan saydhay faallada uu bixiyey diblomaasigan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diblomaasiga Maraykanka ah ee ruug caddaaga ah ee Henry Kissinger ayaa sheegtay in ay soo dhowaatay xilligii la geli lahaa wadahadalo nabadeed oo lagu soo afjaro xiisadda ka taagan dalka Ukraine, si hoos loogu dhigo halista inuu qarxo dagaal kale oo caalami ah.

Hase ahaatee xukuumadda Kyiv ayaa ku gacan saydhay faallada uu bixiyey diblomaasigan Maraykanka ahi, iyaga oo ku tilmaamay intay tahay mid lagu raali gelinayo cidda gardarada wadda, iyaga oo sheegay inaanu jirin heshiis lagu wareejinayo dhulkooda.

- Advertisement -

Kissinger oo haatan da’diidu ay tahay 99 sano ayaa ka mid ahaa raggii wax ka naqshadeeyey siyaasaddii Maraykanka ee xilligii dagaalka qaboobaa u uku waayahayey Midawgii Soofiyeeti, isaga oo xilligaas ahaa xoghayihii arrimaha debedda ee Madaxweynayaashii Richard Nixon iyo Gerald Ford.

Kissinger ayaa dhawrjeer la kulmay Vladimir Putin, tan iyo markii uu noqday madaxweynaha Ruushka sannadkii 2000.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts