HomeWararQarax xooggan oo lala beegsaday huteel ku yaalla Kabul

Qarax xooggan oo lala beegsaday huteel ku yaalla Kabul

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada ammaanka dalka Afghanistan ayaa sheegay in qarax xooggan lala beegsaday huteel ku yaalla bartamaha magaalada Kabul. Afhayeenka dowladda Afghanistaan wuxuu sheegay huteelka la weeraray inuu yahay mid ay dagaan ajaanibta gaar ahaan dadka ka soo jeeda dalka Shiinaha. Inta la ogyahay waxaa weerarkaasi ku dhintay ugu yaraan 3 qof. Dad goob joog ah waxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada ammaanka dalka Afghanistan ayaa sheegay in qarax xooggan lala beegsaday huteel ku yaalla bartamaha magaalada Kabul.

Afhayeenka dowladda Afghanistaan wuxuu sheegay huteelka la weeraray inuu yahay mid ay dagaan ajaanibta gaar ahaan dadka ka soo jeeda dalka Shiinaha.

- Advertisement -

Inta la ogyahay waxaa weerarkaasi ku dhintay ugu yaraan 3 qof.

Dad goob joog ah waxay sheegeen qaraxa marka uu dhacay kaddib iney maqlayeen rasaas xooggan oo halkaasi ka dhaceysa. Muuqaal laga soo duubay dhismaha la weeraray ayaa muujinaya qaac iyo uuro cirka isku shareertay.

Ururka Taalibaan oo tani iyo marki uu la wareegay talada dalkaasi waxay ku doodayeen iney xaaladda amni ee dalkaasi ay ka soo reyneyso, inkasta oo ay weli dalkaasi ka dhacayaan qaraxyo iyo weerarro badan.

- Advertisement -

Qaraxyada iyo weerarrada halkaasi ka dhacana waxaa inta badan sheegtay ‘Ururrka isku magacaabo dowladda islaamiga’, ururka ka dagaallama ‘gobolka Khorasan qayba ka mid ah.”

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts