HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi, Amiir Salmaan Bin Maxamed. Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku jooga magaalada Riyaadh iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaa ay kulankooda uga hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa Iskaashiga xiriirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi, Amiir Salmaan Bin Maxamed.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku jooga magaalada Riyaadh iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaa ay kulankooda uga hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa Iskaashiga xiriirka ee dhinacyada kala duwan.

- Advertisement -

Kulankaa ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehliyey Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac, Danjirayaasha Soomaaliya u jooga Sacuudiga iyo Masar, Ambassador Saalim Macow Xaaji, Ambassador Ilyaas Sheekh Cumar Abubakar, Danjirihii hore ee Soomaaliya u joogay Sacuudiga.

Madaxweyne Xasan Sheekh  ayaa maalmo kahor booqasho ku jooga magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga, wuxuuna halkaas kala qeyb galay Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta, isagoo la kulmay  Madaxda, Amiirrada iyo Boqorrada dalalka Carabta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts