HomeWararSawirro: Madaxda Maamulka Hirshabeelle oo Maanta Booqday Degmada Aadan-yabaal

Sawirro: Madaxda Maamulka Hirshabeelle oo Maanta Booqday Degmada Aadan-yabaal

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa maanta booqday fariisimaha Ciidamada XDS iyo Kuwa dib u xureynta deegaanka ay ku leeyihiin degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa socod kusoo maray xaafadaha kala duwan ee Magaalada, isagoo mid mid u booqday fariisimaha ciidamada qalabka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa maanta booqday fariisimaha Ciidamada XDS iyo Kuwa dib u xureynta deegaanka ay ku leeyihiin degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha ayaa socod kusoo maray xaafadaha kala duwan ee Magaalada, isagoo mid mid u booqday fariisimaha ciidamada qalabka iyo kuwa dib u xureynta deegaanka ee halkaas ku leeyihii.

- Advertisement -

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa ciidamada iskaashanaya uga mahadceliyay guulaha muhiimka ah ee ay ka gaareen dagaalka lagula jiro dagaalamayaasha Al-shabaab, loogana saaray deegaano dhowr ah.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu bulshada ugu baaqay inay u istaagaan dagaalka lagula jiro Shabaab, dhanka kale Madaxweynaha ayaa kormeeray ceel biyoodka degmada Aada-yabaal.

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ah ayaa maalmo kahor degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe kala wareegay Al-shabaab oo ku sugnaa in ka badan 15-sanno.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts