HomeWararCaqabad soo wajahday Shacabka Soomaalida ee u kala safra Soomaaliya iyo Kenya

Caqabad soo wajahday Shacabka Soomaalida ee u kala safra Soomaaliya iyo Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ganacsatada iyo Shacabka Soomaalida ee u kala safra dalalka Soomaaliya iyo Kenya, ayaa bilihii u dambeeyay wajahayay caqabado dhanka safarka ah, kaddib markii uu hakad ku yimid dal-ku-galka Kenya. Arrintan ayaa waxaa ay si gaar ah u saameysay dadka ku safra baasaboorka Soomaaliya, ee u socdaalaya dalkan Kenya. Kuwani ayaa waxay isugu jiraan kuwa dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ganacsatada iyo Shacabka Soomaalida ee u kala safra dalalka Soomaaliya iyo Kenya, ayaa bilihii u dambeeyay wajahayay caqabado dhanka safarka ah, kaddib markii uu hakad ku yimid dal-ku-galka Kenya.

Arrintan ayaa waxaa ay si gaar ah u saameysay dadka ku safra baasaboorka Soomaaliya, ee u socdaalaya dalkan Kenya.

- Advertisement -

Kuwani ayaa waxay isugu jiraan kuwa dalka Kenya u yimaada arrimo ganacsi, caafimaad, waxbarasho, dalxiis iyo siyaabo kale.

Soomaaliya iyo Kenya, ayaa ah labo dal oo deris ah oo xad aad u dheerna wadaaga, dano badanna ay ka dhaxeeyaan.

Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda arrimaha dibadda Xukuumadda ayaan illaa iyo hadda wax war ah kasoo saarin dhibaatada dadka Soomaaliyeed ka heysata dal ku galka Kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts