HomeWararGuddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogta ah ee Golaha...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogta ah ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kullanka Guddiga Joogta ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo lagu qabtay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeeysa.

Kullanka guddiga waxaa goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa  looga hadlay qorshe howleedka guddiga oo ay ugu horeeyaan  qaabaynta iyo kala horumarinta hindise sharciyeedyada golaha iyo ajendeyaasha.

Latest stories