HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay Qoorqoor iyo Saraakiisha Ciidanka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay Qoorqoor iyo Saraakiisha Ciidanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo uu xalay ku hoyday, kadib safarkii shalay uu tagay deegaano ka tirsan Gobolada Hiiraan iyo Mudug. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulamo kula qaatay Xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ku-xigeenkiisa iyo Saraakiisha Ciidanka Xoogga iyo kuwa Maamulka Galmudug. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo uu xalay ku hoyday, kadib safarkii shalay uu tagay deegaano ka tirsan Gobolada Hiiraan iyo Mudug.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulamo kula qaatay Xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ku-xigeenkiisa iyo Saraakiisha Ciidanka Xoogga iyo kuwa Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in kulamada looga hadlay sidii loo dardar-gelin lahaa howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda deegaannada Maamulka Galmudug, isagoona Madaxweynaha la sheegay inuu Saraakiisha la wadaagay in muhiim ay tahay dardar-gelinta howlgalada.

Madaxweyne Xasan oo shalay ka hadlaayay degaanka Baxdo oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa ayaa tilmaamay in dowladda Federaalka ay diyaarisay qorshe adeegyada dowladnimada lagu gaarsiinayo dagmooyinka dadkoodu iska dulqaadeen Al-shabaab.

Madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa shalay socdaal ku tagay degmada Maxaas, Baxdo iyo deegaanka Wisil, waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan in Madaxweynaha uu Maanta booqasho ku tagayo magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts