HomeWararGuddoomiye Aadan Madoobe oo Dalbaday shirweyne lagu qabanayo Baydhabo

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Dalbaday shirweyne lagu qabanayo Baydhabo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa bulshada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay shir dib u heshiisiin ah oo lagu xalinaayo tabashooyinka ka dhex jira bulshada ku dhaqan deegaanada KGS. War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiye Aadan Madoobe ayuu dalbaday in Shir dib u heshiisiineed oo ay kasoo qeyb galaan siyaasiyiinta, Odayaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa bulshada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay shir dib u heshiisiin ah oo lagu xalinaayo tabashooyinka ka dhex jira bulshada ku dhaqan deegaanada KGS.

War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiye Aadan Madoobe ayuu dalbaday in Shir dib u heshiisiineed oo ay kasoo qeyb galaan siyaasiyiinta, Odayaasha dhaqanka, Culimada iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada lagu qabto magaalada Baydhabo.

- Advertisement -

Wuxuu Ujeedka shirkaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ku sheegay inuu yahay mid lagu doonayo in lagu xaliyo tabasha walba oo bulshada dhex-deeda ka jirta iyo adkeynta midnimada dadka Koonfur Galbeed, kadibna laga wada qeyb galo dib u xorreeynta deegaannada Maamulka.

Ugu danbeyn Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa cid walba oo ay khuseyso arrintaan ka dalbaday inay kasoo qeyb galaan shirka, sidoo kalena ka codsaday hay’addaha ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka qaataan kaalintooda ku aadan shirka.

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Aadan Madoobe

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts