HomeCaalamkaFaransiiska iyo Ingiriiska oo kala saxeexday heshiis ku saabsan ka hortagga qulqulka...

Faransiiska iyo Ingiriiska oo kala saxeexday heshiis ku saabsan ka hortagga qulqulka muhaajiriinta

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan sidii looga hortaggi lahaa muhaajiriinta sida sharci darrada ah uga tallaabeysa kanaalka Ingiriiska. Sida uu heshiiska dhigayo, Britain waxay sanad kasta bixineysaa £8m lacagta giniga ah si ay ugu maalgeliso howlgallada lagu fulinayo xeebaha Faransiiska isla markaana looga hortaggo qulqulka muhaajiriinta ee aggaas. Sidoo kale booliska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan sidii looga hortaggi lahaa muhaajiriinta sida sharci darrada ah uga tallaabeysa kanaalka Ingiriiska.

Sida uu heshiiska dhigayo, Britain waxay sanad kasta bixineysaa £8m lacagta giniga ah si ay ugu maalgeliso howlgallada lagu fulinayo xeebaha Faransiiska isla markaana looga hortaggo qulqulka muhaajiriinta ee aggaas.

- Advertisement -

Sidoo kale booliska UK ayaa ka qeybqaadan doonaa dadaalladan.

Wasiirka arrimaha gudaha UK, Suella Braverman waxay ballan qaaday inay wax ka qaban doonto dhibaatadan.

In ka badan 40,000 qof oo ayaa si sharci darro ah uga tallaaba kanaalka Ingiriiska sanad kasta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts