HomeCaalamkaIran oo gantaallo ku garaacday gobolka Kurdida ee Ciraaq

Iran oo gantaallo ku garaacday gobolka Kurdida ee Ciraaq

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Gantaallo ayaa lagu garaacay caasimadda gobolka Kurdida ee Ciraaq, duqa magaalada Koye oo u dhaw caasimadda Erbil ayaa sheegay in hal qof uu ku dhintay halka toban kalena ay ku dhaawacmeen weerarka. Wakaaladda wararka ee dowladda Iran ee FARS oo soo xiganeyso saraakiil sare oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iran ayaa sheegay inay duqeymaha iyo […]

- Advertisement -

Gantaallo ayaa lagu garaacay caasimadda gobolka Kurdida ee Ciraaq, duqa magaalada Koye oo u dhaw caasimadda Erbil ayaa sheegay in hal qof uu ku dhintay halka toban kalena ay ku dhaawacmeen weerarka.

Wakaaladda wararka ee dowladda Iran ee FARS oo soo xiganeyso saraakiil sare oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iran ayaa sheegay inay duqeymaha iyo diraadaha Drones-ka lagu beegsaday waxa uu ku tilmaamay ‘kooxaha argagixisada ah’ ee ka howlgala gobolka.

- Advertisement -

Muuqaalo aan la xaqiijin oo la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinayay qiiq iyo uuro madow oo kasoo baxaya dhismo burburay oo weerarka lagu qaaday.

Latest stories