HomeCaalamkaWararkii ugu danbeeyay Khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay dalka Turkiga

Wararkii ugu danbeeyay Khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay dalka Turkiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax galaabta ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Barasaabka Istanbul Ali Yerlikaya ayaa bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay in 4 qof ay ku naf waayeen 38 qofna ay ku dhaawacmeen qaarxaasi. Sawirada la helay, ayaa muujinaya gawaari badan oo kuwa gurmadka degdega ah ah iyo kuwa booliska oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax galaabta ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Barasaabka Istanbul Ali Yerlikaya ayaa bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay in 4 qof ay ku naf waayeen 38 qofna ay ku dhaawacmeen qaarxaasi.

- Advertisement -

Sawirada la helay, ayaa muujinaya gawaari badan oo kuwa gurmadka degdega ah ah iyo kuwa booliska oo halkaasi ku sugan.

Waddada uu qaraxa ka dhacay ayaa ahayd mid mashquul badan maadaama ay maanta tahay Axad .

Sawirro goobta laga soo qaaday ayaa muujinaya dad daadsan laamiga dhexdiisa. Wali xukuumadda Turkiga faahfaahin kama bixin waxa sababay qaraxaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts