HomeCaalamkaLaba Diyaaradood oo ka qeyb qaatay Dagaalkii 2-aad ee Adduunka oo burburay

Laba Diyaaradood oo ka qeyb qaatay Dagaalkii 2-aad ee Adduunka oo burburay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Laba diyaaradood oo ka qeybqaatay dagaalkii labaad ee adduunka ayaa ku burburay dalka Mareykanka xilli ay socotay bandhig dhanka hawada ah. Labadan diyaaradood ayaa isku dhacay xilli ay dul marayeen hawada gobolka Texas, waxaana ku dhintay ugu yaraan labo qof. Muuqaal la baahiyay ayaa muujinayay labada diyaaradood oo joog hoose ku duulayay ka hor inta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Laba diyaaradood oo ka qeybqaatay dagaalkii labaad ee adduunka ayaa ku burburay dalka Mareykanka xilli ay socotay bandhig dhanka hawada ah.

Labadan diyaaradood ayaa isku dhacay xilli ay dul marayeen hawada gobolka Texas, waxaana ku dhintay ugu yaraan labo qof.

- Advertisement -

Muuqaal la baahiyay ayaa muujinayay labada diyaaradood oo joog hoose ku duulayay ka hor inta aysan burburin.

Mid kamid diyaaradda oo aheyd nooca Boeing B-17-waxay qeyb ka ahaayeen bandhiga dhanka ah hawada oo ka socday meel u dhaw Dallas.

Ilaa iyo hadda ma kala cadda tirada dadka ee ku dhimatay shilkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts