HomeWararQarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Qarax Xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana la helayaa warar kala duwan oo kasoo baxaya qaraxa.

Qaraxa oo jugtiisa si weyn looga maqlay Xaafado iyo degmooyin ka tirsa Gobolka Banaadir ayaa si gaar ah waxaa uu uga dhacay Tree Piano, waxaana dad goob joogayaal ah ay soo sheegayan in Qaraxu uu ahaa mid xooggan oo si weyn ay u maqleen dadka ka ag-dhawaa halka ay wax ka dhaceen.

- Advertisement -

Wali lama oga cidda Qaraxaasi lala-beegsaday iyo khasaaraha ka dhashay, sido kale laamaha ammaanka wax war ah kama aysan soo saarin qaraxaasi.

Magaalada Muqdisho ayaa inta badan waxaa ka dhaca Qaraxyada noocaan ah, iyadoo horay qaraxyo badan oo ka dhacay ay waxyeelo kasoo gaartay dad shacab ay iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda.

Latest stories