HomeCaalamkaTaliban oo malaayiin tan oo shidaal ah kasoo iibsaneysa Ruushka

Taliban oo malaayiin tan oo shidaal ah kasoo iibsaneysa Ruushka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Sarkaal sare oo ka tirsan Taliban ayaa sheegay in dowladda Afghanistaan ay saxeextay heshiis horudhac ah oo ay malaayiin tan oo shidaal iyo qamadi ah uga soo iibsaneyso Ruushka, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Reuters. Wasiirka kumeel gaarka ah ee arrimaha ganasciga iyo warshadaha Afghanistan Haji Nooruddin Azizi ayaa sheegay in xukuumadda Moscow […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaal sare oo ka tirsan Taliban ayaa sheegay in dowladda Afghanistaan ay saxeextay heshiis horudhac ah oo ay malaayiin tan oo shidaal iyo qamadi ah uga soo iibsaneyso Ruushka, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Reuters.

Wasiirka kumeel gaarka ah ee arrimaha ganasciga iyo warshadaha Afghanistan Haji Nooruddin Azizi ayaa sheegay in xukuumadda Moscow ay maamulka Taliban siisay fursado qiimo dhimis ah si Ruushka uu uga iibiyo shidaalka, gaaska iyo qamadiga.

- Advertisement -

Haddii arrintan la xaqiijiyo wuxuu noqonayaa heshiskii ugu horreeyay ee ku saabsan ay Taliban la galaan dowlad tan iyo markii ay awoodda la wareegeen bishii August ee sanadkii hore.

Dowladda Taliban, ma aqoonsano caalamka waxay la daalaa dhacayeen dhaqaale xumo kadib markii laga saaray nidaamka caalamiga ah ee baananka lacagaha la isugu diro.

Ruushka ayaa kamid ah dalalka fara ku tiriska ah ee safaaradda ku leh Kabul.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts