HomeWararMaamulka Hirshabeelle oo faah faahin ka bixiyay Howlgallada ka socda Gobolka Hiiraan

Maamulka Hirshabeelle oo faah faahin ka bixiyay Howlgallada ka socda Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Hirsahbeelle ayaa ka hadalay howlgalada ka dhanakla ah dagaalamaaysha Al-Shabaab ee saacadihii lasoo dhaafay ka socday degaannada maamulkaasi, waxaana Qoraal kasoo baxay HIrshabeelle lagu yiri “Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxa ay bogaadineysaa guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee lagu ciribtirayo alshabaab”. Saacadihii lasoo dhaafay Qeybaha kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Hirsahbeelle ayaa ka hadalay howlgalada ka dhanakla ah dagaalamaaysha Al-Shabaab ee saacadihii lasoo dhaafay ka socday degaannada maamulkaasi, waxaana Qoraal kasoo baxay HIrshabeelle lagu yiri “Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxa ay bogaadineysaa guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee lagu ciribtirayo alshabaab”.

Saacadihii lasoo dhaafay Qeybaha kala duwan ee ciidamada qalabka sida oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa suuragaliyay inay la wareegaan deegaano dhowr ah oo Al-shabaab ay hore u maamulayeen.

- Advertisement -

Waxaa Maamulka Hitshabeelle uu sheegay inay khasaaro badan ku gaasrsiiyeen AL-Shabaab dagaaladaii dhawaan ka dhacay degaanada Yasooman, Nuur fanax, Buuraha qayaayaale, Garasyaani, Aboorey, Tardo, Sagal geed, Geedsamo, Inameey iyo Booco oo maanta laga saaray.

Sidoo kale Qoraalka kasoo baxay MaamulGoboleedka HIrshabeelle ayaa lagu yiri “Hirshabeelle waxaa ka go’an xureynta deegaanada ku jira gacanta Alshabaab, iyadoo kaashaaneyso Ciidamada Qalabka Sida iyo Dadka deegaanka waxa ayna ugu baaqeysaa qeybaha kala duwan ee bulshada inay u istaagaan ka qeybgalka howlagalada ka dhanka ah alshabaab”

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts