HomeCaalamkaMadaxweyne ku-xigeen Dal oo ka hadashay isku day Dil lagu khaarijin rabay

Madaxweyne ku-xigeen Dal oo ka hadashay isku day Dil lagu khaarijin rabay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Arjantiin, Cristina Fernández de Kirchner, oo ka badbaaday isku day dil, ka dib markii nin hubeysani uu isku dayey inuu qaarajiyo, ayaa sheegtay inay xag Ilaahay ka nooshahay. Hadalkan ugu horreeyay ee dadwaynaha loo soo gudbiyey tan iyo weerarkii 1-dii bishan Sebtembar ee ka dhacay magaalada Buenos Aires, ayaa waxay sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Arjantiin, Cristina Fernández de Kirchner, oo ka badbaaday isku day dil, ka dib markii nin hubeysani uu isku dayey inuu qaarajiyo, ayaa sheegtay inay xag Ilaahay ka nooshahay.

Hadalkan ugu horreeyay ee dadwaynaha loo soo gudbiyey tan iyo weerarkii 1-dii bishan Sebtembar ee ka dhacay magaalada Buenos Aires, ayaa waxay sidoo kale daaha laga qaaday in baadariga, Pope Francis, uu u yeeray maalintii xigtay, si uu ugu qalbi qaboojiyo.

- Advertisement -

Fernando Sabag Montiel, 35 jir ah, iyo saaxiibtiis Brenda Uliarte, 23 jir ah, ayaa lagu eedeeyay isku day dil. Labaduba way dafireen inay wax lug ah ku leeyihiin isku dayga dil.

Fernández de Kirchner, oo 69 jir ah, oo ka hadlaysa kulan ay la yeelatay wadaaddo iyo sooro maalintii Khamiistii, ayaa tiri: “Waxaan dareemayaa inaan Ilaah xagiis ka noolahay, dhabtii.

Waxay sidoo kale u mahadcelisay Baadari Francis, oo soo wacay saacado yar kadib weerarkii fashilmay. Dhacdadan ayaa dhacday iyadoo Fernández de Kirchner ay taageerayaasheeda ku gacan qaadeysay bannaanka gurigeeda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts