HomeWararSiciid Deni oo farriin u diray Bulshada degmooyinkii dhawaan doorashadu ka dhacday

Siciid Deni oo farriin u diray Bulshada degmooyinkii dhawaan doorashadu ka dhacday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay tababarka Goleyaasha deegaanka ee saddexda degmo Qardho, Ufeyn iyo Eyl kuwaasi oo ah goleyaashii deegaan ee ugu horeeyay ee Shacabku kusoo doorto hal Qof iyo Hal cod. Madaxweynaha ayaa Goleyaasha  deegaanka ee saddexda degmo la wadaagay shaqada adag, duruufihii iyo go’aan qaadashada taariikhiga ah ee laga soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay tababarka Goleyaasha deegaanka ee saddexda degmo Qardho, Ufeyn iyo Eyl kuwaasi oo ah goleyaashii deegaan ee ugu horeeyay ee Shacabku kusoo doorto hal Qof iyo Hal cod.

Madaxweynaha ayaa Goleyaasha  deegaanka ee saddexda degmo la wadaagay shaqada adag, duruufihii iyo go’aan qaadashada taariikhiga ah ee laga soo maray in uu hirgalo nidaamka dimuqraadiyadda Puntland oo maanta ay halkan ku fadhiyaan Xildhibaanadan codka shacabka.

- Advertisement -

Wuxuu Madaxweynuhu u digey cidkasta oo isku dayda nooc walba oo carqaladeyn ah, oo lagu dhibaateynayo nidaamka dimuqraadiyadda isagoo muujiyay sida ay Puntland uga go’antahay uguna diyaargarowday in degmooyinka kale ee Puntland sidoo kale dhowaan laga qabto doorasho qof iyo cod ah, oo ay dadku soo doortaan goleyaashooda.

Madaxweynaha ayaa boggaadiyay shaqada Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo diyaar garowga ay ku jiraan, isagoo ugu baaqay Ururada Siyaasadda iyo dhammaan Shacabweynaha Puntland in la isu diyaariyo dhameystirka doorashada qof iyo cod ee degmooyinka Puntland.

Nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland waa qorshe Dowladdu ay awooda ugu dhoweynayso Shacabka si ay usoo doortaan Madaxdooda, waxaana arrintaasi siweyn usoo dhoweeyay Shacabweynaha Puntland oo u arka riyo ay lahaayeen oo u rumowday. Goleyaasha deegaanka ee saddexda degmo Qardho, Ufeyn iyo Eyl ayaa muddada uu Tababarku u socdo la baraya Dowlad Wanaaga iyo metelaada Bulsho.

- Advertisement -

Tababarka waxaa soo diyaarisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dimuqraadiyadda iyo Federaaleynta

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts