HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor iyo Lafta-gareen oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweyne Axmed Qoorqoor iyo Lafta-gareen oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayey oo ka yimid Magaalada Baydhabo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa u yimid Muqdisho ka qeyb galka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmaya Caasimadda dalka, kaasi oo Madaxda maamulada isugu yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh. Shirka ayaa waxaa looga […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayey oo ka yimid Magaalada Baydhabo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa u yimid Muqdisho ka qeyb galka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmaya Caasimadda dalka, kaasi oo Madaxda maamulada isugu yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa looga arrinsan doonaa arrimmo ay ka mid yihiin wadashaqeynta labada heer ee dowladda Federaalka ah, dadaallada ladagaalanka Al-shabaab, abaaraha iyo arrimo kale oo hortabin u leh dowlaad dhiska Soomaaliya.

Dhinaca kale waxaa Caawa isna Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, kaasi oo ka qeyb galaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Madaxweyneyaasha Maamulada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa duhurnimadii Maanta soo gaaray Muqdisho, waxaana haatan maqan oo kaliya Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Latest stories