HomeWararCali Cuudlaawe oo Saraakiisha ammaanka siiyay amar ku aaddan dagaalka AL-Shabaab

Cali Cuudlaawe oo Saraakiisha ammaanka siiyay amar ku aaddan dagaalka AL-Shabaab

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha mamaulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta ka qayb galay kulan looga hadlayay amniga deegaannada mamaulkaasi ayaa faray saraakiisha ciidamada amniga in howgallo laga bilaabo meelaha y Al-shabaab haystaan oo ka tirsan Hirshabeelle. Cali Guudlaawe ayaa sidoo kale saraakiisha amniga u jeediyay inay ka jawaabaan dadkii Al-shabaab saaka ku dileen deegaanka Afar irdoodka ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha mamaulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta ka qayb galay kulan looga hadlayay amniga deegaannada mamaulkaasi ayaa faray saraakiisha ciidamada amniga in howgallo laga bilaabo meelaha y Al-shabaab haystaan oo ka tirsan Hirshabeelle.

Cali Guudlaawe ayaa sidoo kale saraakiisha amniga u jeediyay inay ka jawaabaan dadkii Al-shabaab saaka ku dileen deegaanka Afar irdoodka ee gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Al-shabaab ayaa weerarkaasi ku dilay dad ka badan 20 qof iyagoo sidoo kalana gubay gawaari sidday raashin gargaar ah maadama waqti adag oo abaari ay saameysay dad iyo duunyaba lagu jiro.

Waxaana Weerarkaasi sidoo kale si kulul kaga hadlay Madaxda ugu sarreysa daowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii la sheegay in Al-Shabab ay ku laayeen dad shacab ah,  kuwaasi oo ku sugnaa deegaanada Afar-irdood iyo Cadakibir ee kala hoos yimaada Gobolka Hiiraan ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle iyo Gobolka Galgaduud ee Dowlad-goboleedka Galmudug.

- Advertisement -

 

Latest stories