HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Saciid Deni oo kulan gaar ah yeeshay

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Saciid Deni oo kulan gaar ah yeeshay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Garoowe kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in kulanka Madaxweyne Xasan iyo Saciid looga hadlay qodobo dhowr ah oo kamid yihiin xoojinta xiriirka wadashaqeyn ee Maamulka Puntland kala dhexeeya dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Garoowe kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in kulanka Madaxweyne Xasan iyo Saciid looga hadlay qodobo dhowr ah oo kamid yihiin xoojinta xiriirka wadashaqeyn ee Maamulka Puntland kala dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Kulanka ayaa sidoo kale looga arrinsaday sidii loo xalin lahaa tabashooyinka uu Madaxweyn Saciid Cabdullaahi Deni ka qabo dowladda Federaalka, mana jirto faah faahin intaas ka badan oo kulankii ka dhacay Madaxtooyada Garoowe laga helay.

Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweyne Deni dhexmaray ayaan cid kalen ku wehlin, waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan xubno ka tirsan dowladda oo doonayay kulanka inay ka qeyb galaan meesha laga saaray.

Si kastaba Madaxweynaha Puntland oo damac uga jiray xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya in loo magacaabo ayaa saluugay magacaabista Xamse Barre oo kasoo jeeda Jubbaland, waxa ayna taasi keentay in khilaaf hoose soo kala dhax galo Dowladda iyo Puntland.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts