HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo fasax galay

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo fasax galay

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa maanta shir guddoomiyey  kalfadhiga 1aad kulankiisa 16aad, tirada guud ee xildhibaaannadda soo xaadirtay kulanka ayaa ahaa 179 .

Guddi ka kooban dhowr xildhibaan oo xaqiiq raadin u aaday xaalada Amni iyo mid nololeeed ee Gobolka Bokool ayaa warbixin looga dhageystay islamarkaasina ay sheegeen in Bulshada Gobolka Bokool ay wajahayaan Amni darro ,Abaara ba,an iyo  xaalad nololeed oo kala duwan.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale magacabay labada Habdhowre ku-xigeen kuwaas oo kala ah Xil.Sahra Cabdullahi Cigaal iyo Xil.Cabaas Cali Ibrahim,  waxaana codka kalsoonida siiyey 175 xildhibaan  waxaa ka aamuustay labo Xildhibaan waxaana diiday labo Xildhibaan kale, sidaasi ayuu Guddoomiyuhu sheegay  in ay ansax ku yihiin.

Dhanka kale Xildhibaannadda ayaa doortay Guddiga korjoogteynta dib u eegista Dastuurka Dalka  Shanta xubnood ee Golaha shacabka waxaana ku guuleytay,

1- Xil. Xuseen Qasim Yusuf  Iidow

2- Xil. Maxamed Heyle Axmed

3- Xil. Yuusuf Cali Xoosh

4- Xil. Maxamed yusuf Xasan Waliid

5- Xil. Cabdullahi Carab

Ugu dambeyn Guddoomiyaha ayaa  soo xiray Kalfadhiga 1aad  ee Golaha Shacabka  waxaana uu sheegay intii ay socdeen kulamadii  Kalfadhiga 1aad in Goluhu guteen Waajibkoodii saarnaa, sidoo kale Guddoomiyaha ayaa Xildhibaanada u sheegay in ay fasax laba bilood ah galayaan  islamarkaana Deegaan doorashadoodu dib ugu laabtaan.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories