HomeWararCali Guudlaawe oo Xarigga ka jaray suuq wayn oo laga hirgaliyay degmada...

Cali Guudlaawe oo Xarigga ka jaray suuq wayn oo laga hirgaliyay degmada Matabaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta xariga ka jaray suuq wayn oo ganacsiga qudaarta ah oo laga hirgaliyay degmada Matabaan Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay hay’adda dhistay suuqaan oo ah mid wax badan kusoo kordhin doona ganacsiga deegaanka, waxa uuna faray maamulka degmada in hada wixii ka dambeeyo ganacsatada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta xariga ka jaray suuq wayn oo ganacsiga qudaarta ah oo laga hirgaliyay degmada Matabaan Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay hay’adda dhistay suuqaan oo ah mid wax badan kusoo kordhin doona ganacsiga deegaanka, waxa uuna faray maamulka degmada in hada wixii ka dambeeyo ganacsatada qudaarta loo fasaxo ku ganacsiga suuqaan.

- Advertisement -

Ugu danbayn Madaxweynaha ayaa shacabka reer Hirshabeelle ugu baaqay in laga wada qayb qaato horumarka deegaanada Hirshabeelle, gaar ahaan kor u qaadista ganacsiga  ee dowladdu xooga ku saarayso inuu ahaado mid horumarsan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts