HomeWararMusharaxiin Soomaali ah oo u tartamaya kuraasta golaha deegaanka ee Magaalada Toronto

Musharaxiin Soomaali ah oo u tartamaya kuraasta golaha deegaanka ee Magaalada Toronto

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaa bisha October ee sanadkan ka qabsoomi doonta, doorashada duqa magaalada, golaha deegaanka iyo guddiga maamulaya iskuullada, iyada oo labaatan murashax ay u tartamayaan duqa magaalada Toronto. John Tory oo siddeeddii sano ee lasoo dhaafay ahaa duqa magaalada ayaa markii saddexaad u tartamaya doorashada oo afartii sanaba mar la qabto. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaa bisha October ee sanadkan ka qabsoomi doonta, doorashada duqa magaalada, golaha deegaanka iyo guddiga maamulaya iskuullada, iyada oo labaatan murashax ay u tartamayaan duqa magaalada Toronto.

John Tory oo siddeeddii sano ee lasoo dhaafay ahaa duqa magaalada ayaa markii saddexaad u tartamaya doorashada oo afartii sanaba mar la qabto.

- Advertisement -

Golaha deegaanka eeToronto ayaa ka kooban 25 xubin, murashixiinta kasoo baxa 25-ka xaafad ee deegaan doorasho ayaa 4-ta sano ee soo socota matali doona magaalada.

Barri oo jimco ah ayay ku egtahay muddada loo qorsheeyay isdiiwaan gelinta murashixiinta.

Toronto, waa magaalo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee Canada, laakiin ilaa iyo hadda dhanka Soomaalida, waxaa is diiwaan geliyay si uu ugu tartamo golaha deegaanka Cabdikariim Cumar oo kamid ah dhallinyarada ku koray magaaladaasi.

- Advertisement -

Cabdikariim oo ka tartamaya xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee York South-Weston, gaar ahaan qeybta 5-aad ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay tartanka,xili uu warbaahinta la hadlayay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts