HomeCaalamkaDEG DEG: William Ruto oo loo doortay Madaxweynaha 5aad ee dalka kenya

DEG DEG: William Ruto oo loo doortay Madaxweynaha 5aad ee dalka kenya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Guddiga doorashada dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay Natiijada Rasmiga ah ee doorashadii dhawaan codadka la dhiibtay. Guddiga ayaa si rasmi ah u shaaciyay Natiijada, waxaana Madaxweynaha 5aad ee dalkaasi noqday William Ruto, kaasi oo ka guulaystay Musharrixii la tartamayay ee Raila Odinga. Lama oga waxa xigi doona Natiijada ay kud hawaaqeen Guddiga doorashda Kenya, waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashada dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay Natiijada Rasmiga ah ee doorashadii dhawaan codadka la dhiibtay.

Guddiga ayaa si rasmi ah u shaaciyay Natiijada, waxaana Madaxweynaha 5aad ee dalkaasi noqday William Ruto, kaasi oo ka guulaystay Musharrixii la tartamayay ee Raila Odinga.

- Advertisement -

Lama oga waxa xigi doona Natiijada ay kud hawaaqeen Guddiga doorashda Kenya, waxaana saacadihii lasoo dhaafay la isla dhex-marayay warar ku aaddan in fowdo ay ka billaabto magaalooyinka waa weyn ee Kenya.

Cabsida ugu weyn ee la qabo ayaa ah in dalkaasi ay ak dhacaan Rabshado, waxaana hakad ku jira dhammaan isku socodka guud iyo ganacsiga dalkaasi.

Wixii soo kordha halkaan kala soco.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts