HomeCaalamkaWararkii ugu danbeeyay Dad farabadan oo ku hoobtay Dab ka kacay Xarun...

Wararkii ugu danbeeyay Dad farabadan oo ku hoobtay Dab ka kacay Xarun kaniisad

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 41 qof, ayaa ku dhintay dab ka kacay kaniisad ku taalla magaalada Giza ee dalka Masar. Dabkan ayaa xiray halka laga soo galo kaniisadda, isagoo sababay is buurasho, sida laga soo xigtay ilo xog ogaal ah. Waxay wararku intaa ku darayaan in inta badan dadka ku dhintay ay carruur ahaayeen. Dhowr qof oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 41 qof, ayaa ku dhintay dab ka kacay kaniisad ku taalla magaalada Giza ee dalka Masar. Dabkan ayaa xiray halka laga soo galo kaniisadda, isagoo sababay is buurasho, sida laga soo xigtay ilo xog ogaal ah.

Waxay wararku intaa ku darayaan in inta badan dadka ku dhintay ay carruur ahaayeen. Dhowr qof oo kale, ayaa ku dhintay dabkaas. Waaxaha dab damiska, ayaa sheegay in dabka haatan la damiyay. Lama oga weli waxa dhabta ah ee sababay dabkaas.

- Advertisement -

Yasir Munir, oo ka mid ah dadkii ku cibaadeysanayay kaniisadda, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in iyagoo saaran dabaqa afaraad ee kaniisadda ay arkeen qiiq kasoo baxaya dabaqa labaad.

Dadka ayaa markaa kadib ku cararay jaranjarada, iyagoo kadibna isku kor dhacay halkaas oo dhaawac uu ka dhashay. Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi, ayaa tacsi u diray qoysaska dadka ku dhintay kaniisadda.

Xafiiska dacwad oogidda dalkaas, ayaa sheegay inay goobta u direen koox soo baarta waxa sababay dabka. Dadka Kirishtaanka ah, ayaa ugu yaraan 10 milyan ka ah bulshada Masar, ee gaaraya 103 milyan oo qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts