HomeWararXildhibaanada Aqalka  sare oo ka dooday Ansixinta Qorshe-howleedka Golaha

Xildhibaanada Aqalka  sare oo ka dooday Ansixinta Qorshe-howleedka Golaha

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo ku xigeenka 2-aad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir Guddoomiyay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 9-aad ee Golaha Aqalka Sare BFS Ajandaha kulanka ayaa ahaa ka doodista iyo ansixinta Qorshe-howleedka Aqalka Sare Dood iyo falanqayn kadib ayaa la isku raacay cod […]

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo ku xigeenka 2-aad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir Guddoomiyay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 9-aad ee Golaha Aqalka Sare BFS

Ajandaha kulanka ayaa ahaa ka doodista iyo ansixinta Qorshe-howleedka Aqalka Sare

- Advertisement -

Dood iyo falanqayn kadib ayaa la isku raacay cod la geliyay in ilaa iyo saddex maalin dib loo dhigo si Sanatarrada fursad  ay ku soo aqristaan loogu siiyo qorshe-howleedka.

Latest stories