HomeWararXabbad joojin ka dhaqan gashay Qasa ka dib saddex maalmood oo ay...

Xabbad joojin ka dhaqan gashay Qasa ka dib saddex maalmood oo ay socdeen duqaymo

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xabbad joojin u dhaxaysa Israel iyo Falastiiniyiinta ayaa dhaqan gashay ka dib saddex maalmood oo ay socdeen duqaymo ay ku dhinteen ugu yaraan 43 qof. Mitidiinta Islamic Jihad  ee Falastiiniyiinta ayaa sheegay in xabbad joojintu bilaaban doonto 23:30 wakhtiga maxaliga ah ka dib wadahadal ay ka shaqaysay Masar. Xafiiska Ra’isal wasaaraha Israel Yair Lapid ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xabbad joojin u dhaxaysa Israel iyo Falastiiniyiinta ayaa dhaqan gashay ka dib saddex maalmood oo ay socdeen duqaymo ay ku dhinteen ugu yaraan 43 qof.

Mitidiinta Islamic Jihad  ee Falastiiniyiinta ayaa sheegay in xabbad joojintu bilaaban doonto 23:30 wakhtiga maxaliga ah ka dib wadahadal ay ka shaqaysay Masar.

- Advertisement -

Xafiiska Ra’isal wasaaraha Israel Yair Lapid ayaa xaqiijiyay xabad joojintaasi in ay jirto.

Dagaalkan ugu dambeeyay ayaa ah kii ugu cuslaa ee u dhaxeeya Israel iyo Falastiiniyiinta Qasa tan iyo dagaalkii socday 11 maalmood bishii May 2021.

Milatariga Israel ayaa xaqiijiyay in ay duqaymo ku hayaan bartilmaameedyada Islamic Jihad ee Qasa  iyadoo xabad joojintan ay dhaqangashay waxaanay sheegeen in ay ka falcelinayeen gantaallo la soo tuuray wax yar ka hor, warbaahinta Israel ayaa daqiiqado ka dib sheegtay in qaar ka mid ah gantaalladaas laga soo riday Qasa.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts