HomeCaalamkaNancy Pelosi oo ka duushay Taiwan kadib markii ay China ka caraysiisay

Nancy Pelosi oo ka duushay Taiwan kadib markii ay China ka caraysiisay

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Afahayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa soo afjartay booqashadii ay ku joogtay jasiiradda Taiwan.

Pelosi ayaa diyaarad ka duushay garoonka diyaaradaha ee Songshan.

Nancy ayaa sii wadeysaa booqasheyda ay ku mareyso gobolka, waxay ku wajahan tahay Kuuriyada Koonfureed iyo Japan.

Booqashada Pelosi ayaa ka careysiisay Shiinaha oo ku dhawaaqay in uu sameyn doono dhoolatus militeri oo muddo socon doono.

Halka Pelosi ay sheegtay in Mareykanka uu sii wado taageerada Taiwan.

Taiwan waa Jaziirad leh wax walbo oo madaxbanaani ay ku heli karto, tan iyo sanadkii 1950kii, balse Shiinaha wuxuu u aqoonsanyahy gobol ka mid ah dhulkiisa oo gooni is taag doonaaya, waxaase lagu qasbayaa in ay ka mid tahay Shinaha xita hadii “xoog loo adeegsanaayo”.

Shiinaha ayaa bilaabay inuu sheegto Taiwan in ay dhulkiisa qeyb ka tahay sannadkii 1949kii, wixii ka dambeyay dagaalkii sokeeye ee Shinaha.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories